Shay walbo nolasha ka mid ah oo aad jeclaan laheed oo aad gaari la’dahay howsha kaa xigta maxe tahay⁉️
Maxaysa u baaahantahay inaa meesha gaartid.
Waxa mar walbo laga maarmaan ah inee nafta hore u socoto waxad ehed cad yar oo Madaxa kor u qaadi karin lakin koriimada aduunka maalmaha aad soo joogtay ku celcelin faro badan ayaa waxa aad maanta tahay oo dhan ku baratay
Waa inay shalay ka gadisantahy maanta .
Bari soo socoto wa inee ka gadisantahay maanta.
Habeen ku soo dhaafay wa inuu ka duwan yahay habeenka aaad joogtid .
Isbuuci hore Wa inuu ka duwan yahay kan aad maanta joogtid .
Waa inuu mar walbo hadafka inta aad u jirtid kuu cad yahay .
Hadaadan duuli karin orod
Hadaadan ordi karin soco
Hadaadan socon karin guurguuro
Waxa mar walbo laga maarman ah inaa hore u socotid
Hada filaysid wax walbo inaa si fudud ku helaysid oo aaadan waqti ku bixin cimriga oo Aadan siinin inaa si fudud kuku timaado
Riyo ayaa ku jirta ee hurdada ka kac
Waxad u baahantahay nafta inaa la hadalshid waxad u baahantahay nafta inaa riixdid
Waxad ka fikirtid ugu dambayn waad helaysa
Kac oo waqti sii
#Qof aan dhibtoon dheef ma gaaro
#Dheel dheel laguuma abuurin
#Dheel dheel yaanu waqtigu kaaga lumin
W/Q: FUAD OMAR