1] Dariiqa guushu maaha mid uu Ubax ku goglan yahay laakiin waa mid dhib badan
oo loo adkaysto, loo dadaalo loona sabro
2] Si joogta ah u shaqee adigoo
aaminsan in ilaahay marnaba kugu hoojinayn dadaalkaaga wanaag oo dhan ayaa
xagaaga ahaanaya
3] Maalin kasta oo qoraxdu ay kuu soo baxdo Aamin in ay tahay
Deeq Alle kaaga timid ee kaga faa'iideyso Cibaado, Cilmi iyo Camal wanaagsan.
Comments
Post a Comment