Skip to main content

SHEEKOOYIN QOSAL AH

SHEEKOOYIN QOSAL AH

1]macalin ayaa ardeydisa ugu sheekenyy maalinta qiyaamada
wxu kalu u sheegy in cirka iyo dhulka la laabayo  dadka dhimanayan
cunug yer ardeyda ka mid ahy ayaa wxu dhahy macalin maalintas dugsi ma jiraaπŸ˜†πŸ˜†


2] xariif ciyaalka xafada ayaa  hooyadiisa u dirsatey liin xariifkan  marku suuq a liin kaso iibiyey uu soo baxay asoo wadada kuso jiro ayuu kufey liintana dhulka ayee ugu dhacay  weena kataraaxdey
xarifki kulaha waaba kaseeysa miyaa guriga wuu iskaaka tgy
mrku xafada tgy ayee hooyadisa weydiisy aaawey liinti ayee ku dhahdey marku wxu ku dhahay
wee soosocota jidka ayee kuso jirtaπŸ˜†πŸ˜…πŸ˜…

3] lawo doqon ayaa tuug usoo galy guri ee dagnaaayn tuugi baa intu bistoolad laso baxy ku dhahay
kii dhaq dhaq yer sameeya waaan tooganaya tuugi shaqadisa ayuu iska qabsadey wuu iska baxy
doqonko intu qosly ayuu dhahay maanta oo dhan farta dhaq dhaqaajinyy
ma uuusn i dareemin tuugaπŸ˜†πŸ˜…πŸ˜†

4] nin baqiil ayaa asoo loos cunaayo ayaa xaaskisa ku dhahdey maa idhadhan siisid looska cuneysid ninki hal xabo ayuu siiyey ka dibna xaaski wee u macaanaantey ka bacdi ayee ninkeda ku dhahy
wuu macyahy mid kale maa isiisid si aan u dhadhanmiyo
ninki baqiilka intuu soo boodey ayuu dhahy wlhi kuli waa isku dhadhanπŸ˜†πŸ˜…πŸ˜†πŸ˜ƒπŸ˜ƒ

5] hada ka hor gabdh baa u timid naag dharka tosho si ee u toloto dhar intee u toleysy ayee sheeka bilaawen markesa ku dhahdey gabadheyda mxa jeceshahy inaa guursato ooo nin noooce ayaa rabta
gabadhi intee soo boodey ku laha nin dheer oo cad oo  murqaani ah
oo jaamacad soo dhameyy diintana yaqaano lacg badan hysto shaqo fiicn ka shaqeeyo naag aan qabin naagti ayaa soo boodey waxeyna ku dhahdey gabadhi kaas hada arko anaama aroosayo

6] nin reer xamar ayaa tuug soo bursadey iyado saq dhaxe ee tahay marku xafada imaadey ilbaabki ayuu soo karaacey aaabahi ayaa dhahay yaawaye waxa saacan ilbaabka soo karaacayo
wiilka ayaa ku dhahya aabo iga fur  waa ani tuug ayaa isoo bursanooyo
aabahi ku laha hdu tuug ku bursanayo guriga maa keene bax soo dhumi ka bacdi imaw kkkk

7] nin reer mudug ah ayaa muqaayad ka furtey meel gaalkacyo 5km u jirta markaasu magac ugu dhigey muqaayad kama dambeyso koo xaasid ah ayaa arkey meel u jirta 2km ayuu asana ka furty muqayad wxuuna ku qorey
tan ma habartaa baa leh

8] cunug yare ayaa wxu arkey hooyadisa oo uur leh ka bacdi ayuu ku dhahy hooyo caloosha maxa kujira hooyadiii ayaa dhahdey walalka baan sida wxu ku dhahay hoooyo ma jeceshahy haa ayee dhahdey markaasu ku dhahy hda jeceshahy maxa u cuntey

9]Mid reer mudug ah ba gabr ay sxbo ahayen FB block ka sary markasy gabadhi so wcdy oo ay tiri  abowe mxa block-ta ii sarty wuxu yiri mrkan sawir so dhigo wa adiga dhahaya wa shidan thy masha allah qurux ehelkeda kuma wayo ma dhocil guriga kula jogto ii malesa ma i dhahdid
Bahal baad thy, nin so jabay, wiil hoog, 2xaniyood, geesi geesi dhaly, ina libax sanka ka tabte, landhere bananka dagy

10]Imaam masjid aya shaqada laga eryay ka dibna mid cusub aya la keenay. Imaamkii cusbaa ayaa u tagay imaamki hore oo weydiiyay sababta shaqada loga eryay wuxuuna ugu jawaabay "dadka xaafada degan aya ashkato iga gudbiyay madama oo khudbada malinta jimcaha aan dheeren jiray".
Imaamki cusbaa ayaa malinti jimcaha dadka soo hor istaagay oo dhahay "idinku dheeren maayo khudbada hadal iyo dhamaan gaalku naartu galayaa muminkuna janada salaadinana ilaashada" ka dibna wuxu amray in salaada la aqiimo dhalinyaradii xafaduna way mabsuuden.
Jimcihii labaad ayuu so hor istaagay mar kale dadka markaas ayu dhahay "qisada nebi muuse ma taqaanan?" Markaas ayay dhaheen "haaa" ka dibna wuxu  dhahay manta qudbad ma jirto hala aqiimo salaada. Salaadi markii laga baxay ayu weydiyay "ma taqaanan qisada nebi yusuf?" Markaas ayay dhaheen: "haa" suu dhahay "Jimcaha dambe ha imaninaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚"fasax waaye






by FUAD OMAR HASSAN [NASIBOL]
Email:nasibol25@gmail.com



Comments

Qormooyin kale oo xiise leh

HOW TO WIN FRIENDS AND INFLUENCE PEOPLE OO FALAQAYN AH

  HOW TO WIN FRIENDS AND INFLUENCE PEOPLE OO FALAQAYN AH   Qaybta 1: Farsamooyinka Asaasiga ah ee sida dadka loola dhaqmo Mabda'a 1: Ha dhaleecayn, ha cambaarayn oo ha caban Mabda'a 2: Si daacad ah ugu mahadnaq oo qaddari Mabda’a 3:ku kici qofka kale rabitaan hamuun leh Qaybta 2: Lix Qaab Oo Dadka kugu Jeclaan Karaan Mabda'a 1: Noqo qof si dhab ah u xiiseeya dadka kale Mabda'a 2: Dhoola cadey Mabda'a 3: Xusuusnow in magaca qofka uu u yahay codka ugu macaan. Mabda'a 4: Noqo qof si fiican wax u dhageysta Mabda'a 5: kala hadal qofka walba danahiisa Mabda'a 6: Dareensii qofka inuu muhiim yahay - oo si daacad ah u dareensii Qaybta 3: Sida Dadka Looga Dhaadhiciyaa Qaab-Fikirkaaga Mabda'a 1: Sida ugu wanaagsan ee aad ugu guuleysan karto doodda waa inaad ka fogaato. Mabda'a 2: U muuji ixtiraam ra'yiga qofka kale. Weligaa ha odhan, "Waad qaldan tahay." Mabda'a 3: Haddii aad khaldan tahay, si degdeg ah oo cad u qiro. Mabda'a 4: Ku bil

ERAYO XIKMAD LEH

1] bogaadi xitaa horumarka yar 2]qofna  haku dhihin waad daalan tahay ama waad caatowdey 3] qofka indhaha la' wuxuu maqlaa in ka badan inta aad aragto 4]geeri kuma ilowdo 5]hogaamiyaha wanaagsan waa sida xeedho raashin ah oo dadkaa oo dhami way ku soo ururaan agtiisa 6] nabada nolol ku hay 7]cabsi iyo dabeecad wanaagsan waxaa kugu jeclaada ilaahey 8]qofkii maal doonaya waa kii maalin uu dherga laakin qofki cilmi doonaya weligii ma dhergo 9]faqriga waxaa lagu daaweeya shaqo 10]ka baq cidiyaha libaaxa iyo carrabka dumarka 11]lacagta iyo hadalka macaanba waxay furaan albaabada 12]isku day sidii aad shallay ahayd inaad maanta ka wanaagsanato 13]xikmaddu waa xasuusashada waxii lagu sheego 14]luuqaddu waa furaha cilmiga 15]akrisku waa dabaasha caqligu 16]tusaale ayaa ka wanaagsan 17]marka hore arag ka dibna ka sheeke 18] afku waa guriga erayada 19]waayeel oradkii waa intaan la arkeyn 20]doqon uun baa rumeysta wax kasta oo l

Erayo jaceyl oo gaaban

Erayo jacayl oo soo jiidasho leh   Runtii wax kasta oo macaan ayaan dhadhamiyay balse maan arag wax adiga kaa macaan boqoradaydi.  Indhaha waxa aad u tahay nuur qalbigana waxa aad u tahay daawo noloshana waxa aad u tahay daawo.  Marabo nolol dhamaystiran balse waxa kaliya oo aan rabaa nolol farxad badan oo kaliya aan adiga kula qaato.  Waxa aan ku siiyay qalbi aan u diiday aadana oo dhan oo adiga ku siiyay macaan kaligaa.  Waxa aan kuu ballan qaadi karaa hal shay oo kaliya kasoo ah in qalbigaygu uusan kaa quusan waligii. Uma baahni cid kale si ay ii daryeesho, kaliya codkaaga uun ayaa igu filan macaan, waxa aad tahay ruuxa aan dhibtayda u sheegto, si naxariis lehna ii dabiibta. Sida dhibicda roobka ayaan kuu dhowrayaa oo sida ilma yaroo dhallaan ah ayaan kuu ilaaliyaa ee macaan adigoo soo jeeda ii dheh waan ku jeclahay anna. Ismaan laheyn Dunidaan ayaa jaceyl kugu soo marayaa jaceylkana waxaanba ka aaminsanaa wax khiyaali ah laakiin intuu I haleeley ayuu sare ila tagey waayo adigaan ku