Skip to main content

ERAYO JACEYL OO MACAAN





1-Qaaliyey Nolasha waa Qaali Da`duna waa siidii Ubixii oo kale Nolashaan ad u jeedo waa Maalmo kooban Jaceylkana waa hal mar ixasuuso Marwalbo haddaan ahay qof la Xasuusto.

2-Gacalisadeydiyey Hadaadan adiga ila joogin wax farxad ah ma sameeyi 


3-Ogaaw qaali jaceylka aan ku qabo ma dhimanayo ama ma dhamaanayo inta qoraxda qaboow ka noqoneyso xidigahana ka baaba`ayaan


4-Macaan waxaan doonayay in aan jaceylka aan ku hayo kugu soo dhiibo Pastman (kuwo warqadaha qaada) balse waxa uu igu yiri aad ayuu u culus yahay.


5-waligeyga kuma ilobi doono Maalin walbo iyo Saacad walbo ilaa ay geerida iga timaado

6-Gacaliso Nolal ma jirto adiga la`aantaada Qof ma jiro aan nolasheyda ku aamini karo ilaan adiga ka aheyn waxaa tahay Qalbigeyga iyo Nolashyeyda Ha igu kalifin inaan u dhinto Jaceylkaaga Dartiisa


7-Haddii aad fariintaan tir-tirto taasi waxa ay i tusineysa in aad i jeceshahay haddii aad save gareysato waxa iyana ay ii muujineysa in aad ii baahan tahay haddii aad iska indha tirtana waxa ay ii muujineysa in aad ii xiistay .. hadaba wax aad sameyn kartid ma jirto loool .


8-Ogaaw macaan in xariirka uusan aheyn Game la ciyaarayo, ma ahan eray la iska yiraahdo, ma ahan mid bilaawda March oo dhamaanaya May , ogaaw waa beri, waa shalay , waa maanta waa mar waliba.


9-Xayaati xalay dhan waan fikirayay markaas ayay Hal dhibic oo ilin ah iga soo dhacday , markaas ayaan weydiiyay oo aan iri maxaad banaanka ugu soo baxday , Dhibicdii ilinta aheyd waxa ay iigu jawaabtay waxaa jira qof aad u qurxoon oo indhahaada aad siiyay , marka aniga boos iigama banaana indhahaada


10-Mararka qaar indhaheyga waxa ay ka maseeraan qalbigeyga , ma garaneysaa sababta maxaa yeelay mar waliba waxaad u dhawdahay qalbigeyga indhaheygana waad ka fog tahay(waan u xiisay aragtidaada.).





by  FUAD OMAR HASSAN       
Email;nasibol25@gmail.com

all social media  waxan ku isticmaala magacan Fuad Nasibol


👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈✌←←←⇎

Qormooyin kale oo xiise leh

HOW TO WIN FRIENDS AND INFLUENCE PEOPLE OO FALAQAYN AH

  HOW TO WIN FRIENDS AND INFLUENCE PEOPLE OO FALAQAYN AH   Qaybta 1: Farsamooyinka Asaasiga ah ee sida dadka loola dhaqmo Mabda'a 1: Ha dhaleecayn, ha cambaarayn oo ha caban Mabda'a 2: Si daacad ah ugu mahadnaq oo qaddari Mabda’a 3:ku kici qofka kale rabitaan hamuun leh Qaybta 2: Lix Qaab Oo Dadka kugu Jeclaan Karaan Mabda'a 1: Noqo qof si dhab ah u xiiseeya dadka kale Mabda'a 2: Dhoola cadey Mabda'a 3: Xusuusnow in magaca qofka uu u yahay codka ugu macaan. Mabda'a 4: Noqo qof si fiican wax u dhageysta Mabda'a 5: kala hadal qofka walba danahiisa Mabda'a 6: Dareensii qofka inuu muhiim yahay - oo si daacad ah u dareensii Qaybta 3: Sida Dadka Looga Dhaadhiciyaa Qaab-Fikirkaaga Mabda'a 1: Sida ugu wanaagsan ee aad ugu guuleysan karto doodda waa inaad ka fogaato. Mabda'a 2: U muuji ixtiraam ra'yiga qofka kale. Weligaa ha odhan, "Waad qaldan tahay." Mabda'a 3: Haddii aad khaldan tahay, si degdeg ah oo cad u qiro. Mabda'a 4: Ku bil

ERAYO XIKMAD LEH

1] bogaadi xitaa horumarka yar 2]qofna  haku dhihin waad daalan tahay ama waad caatowdey 3] qofka indhaha la' wuxuu maqlaa in ka badan inta aad aragto 4]geeri kuma ilowdo 5]hogaamiyaha wanaagsan waa sida xeedho raashin ah oo dadkaa oo dhami way ku soo ururaan agtiisa 6] nabada nolol ku hay 7]cabsi iyo dabeecad wanaagsan waxaa kugu jeclaada ilaahey 8]qofkii maal doonaya waa kii maalin uu dherga laakin qofki cilmi doonaya weligii ma dhergo 9]faqriga waxaa lagu daaweeya shaqo 10]ka baq cidiyaha libaaxa iyo carrabka dumarka 11]lacagta iyo hadalka macaanba waxay furaan albaabada 12]isku day sidii aad shallay ahayd inaad maanta ka wanaagsanato 13]xikmaddu waa xasuusashada waxii lagu sheego 14]luuqaddu waa furaha cilmiga 15]akrisku waa dabaasha caqligu 16]tusaale ayaa ka wanaagsan 17]marka hore arag ka dibna ka sheeke 18] afku waa guriga erayada 19]waayeel oradkii waa intaan la arkeyn 20]doqon uun baa rumeysta wax kasta oo l

Erayo jaceyl oo gaaban

Erayo jacayl oo soo jiidasho leh   Runtii wax kasta oo macaan ayaan dhadhamiyay balse maan arag wax adiga kaa macaan boqoradaydi.  Indhaha waxa aad u tahay nuur qalbigana waxa aad u tahay daawo noloshana waxa aad u tahay daawo.  Marabo nolol dhamaystiran balse waxa kaliya oo aan rabaa nolol farxad badan oo kaliya aan adiga kula qaato.  Waxa aan ku siiyay qalbi aan u diiday aadana oo dhan oo adiga ku siiyay macaan kaligaa.  Waxa aan kuu ballan qaadi karaa hal shay oo kaliya kasoo ah in qalbigaygu uusan kaa quusan waligii. Uma baahni cid kale si ay ii daryeesho, kaliya codkaaga uun ayaa igu filan macaan, waxa aad tahay ruuxa aan dhibtayda u sheegto, si naxariis lehna ii dabiibta. Sida dhibicda roobka ayaan kuu dhowrayaa oo sida ilma yaroo dhallaan ah ayaan kuu ilaaliyaa ee macaan adigoo soo jeeda ii dheh waan ku jeclahay anna. Ismaan laheyn Dunidaan ayaa jaceyl kugu soo marayaa jaceylkana waxaanba ka aaminsanaa wax khiyaali ah laakiin intuu I haleeley ayuu sare ila tagey waayo adigaan ku